Posts

Showing posts from August, 2017

Hordhac:

Kuma Ayaan ahay? Waa Maxamed Isxaaq Cabdalla oo idin leh Assalaamu Calaykum, ku soo dhowaada blooggayga. Kani waa bloggayga ugu horeeyey ee aan sameysto. Waxa aan ahay dhallin yarada dal joogga ah oo macallin ah, haysta bachelor of Business Administration, iyo diplome Physiomath ah. Waa maxay ujeeddada aaan u sameeyay? Bloggan waxa aan u sameystay si aan ugu soo bandhigo fikradah maankayga ka guuxaya, una soo bandhigo inta aan isku danta nahay ee Soomaali weyn. Muxuu soo bandhigayaa bloggan? Bloggan waxa uu xoogga saarayaa Arrimaha bulshada; sida: waxbarashada, caafimaadka, Dhaqaalaha IWM. Yey beegsanayaan qoraallada bloggan? Qoraalladan waxa ay ku socdaan dhallinta wax barata iyo daneenaysa horumarinta iyo wax ka baddalka noloshooda ee wax akhrin taqan. Luqadaha: Qoraalladu waxa ay ku baxayaan luqadaha: Soomaaliga, Carabiga, iyo Ingiriiska. Hiigsiga: Hiigsigayagu waa soo bandhigidda wacyi-gelinno si loo Ciribtiro jahliga iyo saboolnimada daashatay umma...