Posts

20 arrimood oo aad aaminsantahay wax kama jiraanse ah:

Image
1. Jirjiroolaha midabkiisu waxa uu u badalaa si uu isu qariyo: Jirjiroolaha midabkiisu waxa uu ka dhigaa mid tikh ah oo madow xigeen ah si uu kul dheeraada u helo ama si uu muujiyo dareen aan farxad ahayn, waayo midabka madow Iftiinka wuu soo jiitaa. Dhinaca kale midabkiisa cagaar iftiimaya buu ka dhigaa si uu u yareeyo xadiga kul ee jirkiisu nuugayo ama uu u muujiyo dareen farxdeed iyo xasilooni. 2. Fiidmeertu indho ma leh: Fiidmeerta waaweyni waxa ay leeyihiin indho araggoodu saddex jibbaar kaa xooggan kuwa aadanaha. 3. Dadka hurdada kusocda in la toosiyo caafimaadkooda uma fiicna: Dadka noocaas ah hadii aad hurdada ka toosiso dhibaato caafimaad sida wadno xanuun kuma dhacayso. Waxaase xusid mudan qofkaas in uu adiga ku waxyeelaynkaro hadaad toosiso markaas uu isagoo hurda soconayo. Sidey doontaba ha ahaatee waxa wanaagsan inaad toosiso waayo isagaa is waxyeeleyn kara. 4. Thomas Adison waa qofkii koowaad ee curiyay layrka: Isaga ma ahayn ee rag badan baa ka ho...

أستحيي من أن أبتسم!

Image
هون عليك يا صغيري .. لم تفقد أحدا بعد! برْق الأمل لمع، وسناء السرور سطع ، وبسمة البهجة قد ظهرت على وجه شعبنا ، واعتقدنا أن زمن الفواجع قد ولى ... عندها شيدنا العمارات ، وفتحنا الأبواب ، وتشجعنا بقطع التأشيرات شوقا لقرة أعيننا ، وألبست أمهاتنا أجمل الثياب أفلاذ أكبادنا ، وهتفنا بأن هبّوا لنبن الوطن . التفتنا جانبا فإذا هي لا فتة " بان اسمعوا منا ولا تسمعوا منهم " ، فقلنا: اعلموا أن لا إكراه في الحياة. فقيل لنا: " تعنّتّم فانتظروا " سقوف دكت وفوق رؤوس هوت، نفوس أهدرت، و دماء سالت ،هذا أنين لا يعلم مصدره، وهذه رائحة الموت تعم ، فكم من أوصال تقطعت، وأشلاء بريء تبعثرت واندثرت، حتى تطاير شظايا لا يعلم له قبر. هل أحدثكم عنه ؟ لايعرفه أحد، أحي أم ميت ؟ كل ما يعرف عنه أنه غاد باكرا وراح مفقودا. مع أفول الشمس أفلت نجوم بيوت ، وانطفأت مصابيحها ؛ أطفال يتمت ، ونساء رملت ، عيون بكت ، وجفون منها الدموع جفت ، آهات وصرخات ، حال يرثى له ، تعتصر منه القلوب ، تتقطع نياط القلب ألما. " هبنا جنينا ذنوبا لا يكفره * عذر فماذا جنى الأطفال والحرم ؟ " ما لهؤلاء الأن...

Hordhac:

Kuma Ayaan ahay? Waa Maxamed Isxaaq Cabdalla oo idin leh Assalaamu Calaykum, ku soo dhowaada blooggayga. Kani waa bloggayga ugu horeeyey ee aan sameysto. Waxa aan ahay dhallin yarada dal joogga ah oo macallin ah, haysta bachelor of Business Administration, iyo diplome Physiomath ah. Waa maxay ujeeddada aaan u sameeyay? Bloggan waxa aan u sameystay si aan ugu soo bandhigo fikradah maankayga ka guuxaya, una soo bandhigo inta aan isku danta nahay ee Soomaali weyn. Muxuu soo bandhigayaa bloggan? Bloggan waxa uu xoogga saarayaa Arrimaha bulshada; sida: waxbarashada, caafimaadka, Dhaqaalaha IWM. Yey beegsanayaan qoraallada bloggan? Qoraalladan waxa ay ku socdaan dhallinta wax barata iyo daneenaysa horumarinta iyo wax ka baddalka noloshooda ee wax akhrin taqan. Luqadaha: Qoraalladu waxa ay ku baxayaan luqadaha: Soomaaliga, Carabiga, iyo Ingiriiska. Hiigsiga: Hiigsigayagu waa soo bandhigidda wacyi-gelinno si loo Ciribtiro jahliga iyo saboolnimada daashatay umma...